Sahami maalinimada qota ee 43 milyan oo buug iyo 98 milyan oo qormo. Tani ma ahan kaliya xog; waa xigmadda urursan, dareenka xiisaha leh, iyo aragti-gaadhista qarniyada. Aqri si xor ah, fikir si qoto dheer, kuna soo biir dhismaha mustaqbal garasho iyo iftiin badan, bog kasta mar.
📚 Xogta buuxda
🧬 Qoraalada Cilmiga Ah
Halgan Iyo Hagardaamo. Taariikh Nololeed. Struggle and conspiracy. A memoir
Halgan iyo Hagardaamo-1 Halgan iyo Hagardaamo-2 Halgan iyo Hagardaamo-3 Halgan iyo Hagardaamo-4
Saxarla (Somali Edition)
Faarax Maxamuud; Faarax Maxamuud
★★★★★ ★★★★★ 3.7 ( 14 )
Sheekada Saxarla ee buugan ku qoran waxaad ugu tagi doontaa qiso inta aad aqrinayso mar kaa ilmaysiindoonta, marna dareenkaaga ku beeraysa su,aalo jawaabahoodu maskaxdaada in badan ku soo laab laabaan doonaan. Sheekada Saxarla waxa ay daaha ka qaadaysaa nolasha caruurta rajanimada ku korta iyo kuwa darbi jiifka ah. Waa sheeko xanbaarsan waayo aragnimo dareen salka ku haysa iyo qiso cajiib ah oo dhab ahaantii aniga qalbigayga ku reebtay raad waligiis la sii noolaan doona. Cali Aar Caroone (filin sameeye), London, UK.
Hal Ka Haleel (presence Of Mind): Sooyaalka Hadraawi Iyd Suugaantiisa (biography Of Hadraawi And His Literature)
★★★★★ ★★★★★ 3.7 ( 26 )
304 pages : 21 cm
Kacoo dalka beerta. Abuurka miraha iyo daaqa. Beeridda basasha. Cayayaanka gala cudbiga Soomaaliya. Ilaalinta cayayaanka dalka Soomaaliya.
lgrsnf/Kacoo dalka beerta... (1973).pdf
Mahadho : Sooyaalkii iyo Waxqabadkii Maxamed Xaashi Dhamac 'Gaarriye' (1949-2012)
Cabdiraxmaan C. Faarax 'barwaaqo'
Mahadho wuxu ka hadlayaa sooyaalkii, suugaantii iyo dhaxalkii uu ka tagay Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac iyo weliba faahfaahinta Miisaanka Maansada Gaarriye. Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac ayaa safka hore kaga jiray Abwaanaddii hanaqaaday qaybtii dambe ee qarnigii 20aad, wuxuna Norway ku geeriyooday 1dii October 2012kii. Marka laga tago suugaantiisa, Maxamed Xaashi Dhamac wuxu ahaa aqoonyahankii helay Miisaanka Maansada Soomaalida January 1976. Buugga Mahadho waa daabacaddii 2aad, iyadoo Cabdiraxmaan Guri Barwaaqo uu horey u daabacay sannadkii 2005-tii. Mahadho maaha buugga kaliya ee Gaarriye ku saabsan. Buugga Hagarlaawe oo Gaarriye gacantiisa ku qoray waxa la daabacay 2005-tii. Buuggan la magac baxay Mahadho: Sooyaalkii iyo Waxqabadkii Maxamed Xaashi Dhamac "Gaariye" ee uu qoray Cabdiraxman Faarax "Barwaaqo" wax weyn ayuu ka tari doonaa sidii loo hakin lahaa khatarta ku soo socota afka Soomaaliga. Markii aan Akhriyay miisaanka suugaanta ee "Gaariye" iyo gabayadiisa, iyo faahfaahinta qoraha buugga, waxaba markii ugu horraysay igu soo dhacay in aan baran karo sida loo gabyo oo aan weliba gabayaa noqon karo. Waxa aan filayaa in akhristayaasha buuggani ay iiga markhaatiniqi doonaan dareenkaas. Aad baan ugu mahadinayaa Cabdiraxman "Barwaaqo" qorrida buuggan faa'iidada badan leh." - Dr Xuseen Axmed Warsame University of Calgary, Canada "Buuggani waa mid si yaab leh ABOUT THIS BOOK: Perhaps one of the first book to be published in Somali on Somali Poetry Meter. Authoritative...
Kimistari. Fasalka Labaad 2. Dugsiga sare
Buuggani waa kii ugu horreeyay ee noocan. Waxaana loogu talagalay in uu koobo Manhajka Kimistariga ee loo dhigay fasalka labaad ee dugsiyada sare.\_-\_Questo libro è il primo nel suo genere e comprende l’intera programmazione del corso di studi in Chimica previsto per la seconda classe superiore.\_-\_The first of its kind this book contains the Chemistry course for second year high school programme.
Dagaalkii Hades: SOMALI BOOK A BOOK IN SOMALI LANGUAGE SOMALI somali books
King Shatrudev ee Lalpur wuxuu doonayaa inuu xukumo adduunka oo dhan. Waa boqor aad u awood badan siyaabo badanna wuxuu u dhibaateeyaa guud ahaan bulshada. Ciidankiisa tirada badan awgood, ma jiro boqor kaga adkaan kara dagaalka. Wuxuu qabsaday qaaradda Yurub iyo Aasiya. Akhandraj wuxuu doonayaa inuu ka xoreeyo bulshada guud xasuuqa King Shatrudev. Sheekadu waxay ku bilaabmaysaa halgankii Akhandraj.
Kaarka Hadiyada Amazon
Kaarka hadhyada Amazon ka iibso WeLib 20% ka yar qiimaha dhabta ah. Tusaale ahaan, kaarka hadhyada $100 waxaad ku helaysaa $80.